Madax Sakawaatka iyo Maaliyadda Gobolka Baay ee Khawariijta AS u qaabilsabaa ayaa isku soodhiibey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Qeybta 60aad

0
Saturday July 06, 2024 - 20:50:51 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 155
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madax Sakawaatka iyo Maaliyadda Gobolka Baay ee Khawariijta AS u qaabilsabaa ayaa isku soodhiibey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Qeybta 60aad

    Madax Sakawaatka iyo Maaliyadda Gobolka Baay ee Khawariijta AS u qaabilsabaa Nuur Xasan Xuseen magac Afgarashada Khawariijta loogu yeero ( Jaamac) ayaa isku soodhiibey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Qeybta 60aad.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madax Sakawaatka iyo Maaliyadda Gobolka Baay ee Khawariijta AS u qaabilsabaa Nuur Xasan Xuseen magac Afgarashada Khawariijta loogu yeero ( Jaamac) ayaa isku soodhiibey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Qeybta 60aad.
Nuur ayaa Sheegey in 12-sano ka tirsanaa Khawariijta wuxuna kasoo shaqeeyey jabhada iyo UruurintaSakawaatka beenaadka iyo Maaliyadda.
Wuxuuna Sheegey in rajadii uu ka lahaa khawariijta ka soo dhamaatey isagoona Baaq udirey saaxibadiisa kale in ay isaga soo baxaan Khawariijta isku soo dhiiban Ciidanka Dowladda .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip