DEEGAAN MUHIIM U AHAA KHAWAARIJTA OO KA TIRSAN JUBADA HOOSE OO CIIDANKA XOOGGA DALKA IYO DARAAWIISHTA JUBALAND AY LAWAREEGEEN.
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa maamul goboleedka jubaland oo is kaashanaya ayaa la wareegay gacan ku haynta deegaanka fil-file oo ka tirsan gobolka jubadda hoose.
Deegaankaan ay ciidanku xureeyeen ayaa khawaarijta u ahaa meel dadka shacabka ah ay baadda kaga qaataan ,kuna dhibaateeyaan shacabka aan waxba galabsan.
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa maamul goboleedka jubalanad ayaa deegaano dhowr ah horay uga saaray khawaarijta deegaanadaas oo tobanaan sano ay ku sugnaayeen khawaarijtu kana suuleey dhamaan waxyaabihii aas aasiga u ahaa nolosha bulshada.