Wasiirka Wasaaradda Amniga ayaa Tababar Aqoon Kororsi ah usoo xirey Qaar ka mid ah Ciidanka Gaarka ah Ee HaramCad
Wasiirka Wasaaradda Amniga S/Guuto Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa Tababar Aqoon Kororsi ah usoo xirey Qaar ka mid ah Ciidanka Gaarka ah Ee HaramCad
Wasiirka Amniga oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Ahmad Firin ayaa Tababar u xirey Hal horin oo Kamid ah Ciidan Gaar ah Ee Haramcad Kuwaas oo Muddo Aqoon Kororsi ugu socdey Akadeemiyada Boliiska Gen.Kaahiye .