Ciidanka Nabad sugida iyo booliska degmada xudur ayaa sameeyay howlgalo amniga lagu xaqiijinayo si looga hortago falalka amniga lidiga ku ah.
Ciidanka ayaa hubin ku sameeynayay gaadiid , dhalinyarada iyo xaafadaha magaalada si loo adkeeyo amaanka loogana soo saaro cid kasta oo xiriir la leh argagexisada .
Sidoo kale dadka shacabka ah ee ku dhaqan degmada ayaa soo dhaweeyay howlgalkan amni xaqiijinta ah iyagoo xusay ineey si dhaw ula shaqyn doonaan hay'adaha aminga ee degmada.