Xubin ka Tirsan maleeshiyada khawaarijta ayaa isku Soo dhiibay ciidanka Xogga

0
Saturday July 06, 2024 - 20:56:57 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 211
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xubin ka Tirsan maleeshiyada khawaarijta ayaa isku Soo dhiibay ciidanka Xogga

    Xubin ka Tirsan maleeshiyada khawaarijta ayaa isku Soo dhiibay ciidanka Xogga waxaan lagu magacaabay Cabdirixmaan Max'ed cabdulaahi max'ed magacyadiisa afgarashaduna waa "cabdinaasir iyo ganay"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xubin ka Tirsan maleeshiyada khawaarijta ayaa isku Soo dhiibay ciidanka Xogga waxaan lagu magacaabay Cabdirixmaan Max'ed cabdulaahi max'ed magacyadiisa afgarashaduna waa "cabdinaasir iyo ganay"
Abdiraxman waxa uu khawarijta uga so biiray gobalka bakool ka dib markii uu adeer kiisi kutashkiiliyey ku biirista khawaarijta gaar ahaan waxa loogu yeero Jabhadaha.
Cabdirixmaan waxa uu khawarijta kamid ahaa muddo dhan 15 sano mudada waxa uu kasoo shaqeeyey gobalada jubbda hoose , shabeelada hoose ,Hiiran, Mudug iyo Galgaduud uu hadda iska soodhiibay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip