Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta geesiyaasha XDS kula ciiday Deegaanka janaale ee Gobalka Sh/Hoose.

0
Sunday June 16, 2024 - 17:51:04 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 66
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta geesiyaasha XDS kula ciiday Deegaanka janaale ee Gobalka Sh/Hoose.

    Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxyadiin ayaa maanta geesiyaasha XDS kula ciiday Deegaanka janaale ee Gobalka Sh/Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxyadiin ayaa maanta geesiyaasha XDS kula ciiday Deegaanka janaale ee Gobalka Sh/Hoose.
Maanta oo ah maalinta 1aad ee Ciidda Carafo ayaa Taliyaha ciidanka XDS waxuu booqday Gobalka Sh/Hoose, waxuuna waqti muhiim ah la qaatay geesiyaasha xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 14 October.
Munaasabadda ciida ayuu Taliyihu ugu Hambalyeeyay geesiyaasha XDS meel walba oo ay joogaan.
 
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip