Labadan Xubnood oo Mudo katirsanaa Khawaarijta Ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Boliiska Gaar ahaan qeybta Dembi Baarista CID-da Koonfur Galbeed

0
Sunday June 16, 2024 - 14:36:56 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 56
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Labadan Xubnood oo Mudo katirsanaa Khawaarijta Ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Boliiska Gaar ahaan qeybta Dembi Baarista CID-da Koonfur Galbeed

    Xuseen axmed Daahir oo Magaciisa afgarashada Khawaarijta uu yahay cayndiid iyo Xasan abdirashiid afgarasha Kooxda Khawaarijta ay tahay Bukhaari

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xuseen axmed Daahir oo Magaciisa afgarashada Khawaarijta uu yahay cayndiid iyo Xasan abdirashiid afgarasha Kooxda Khawaarijta ay tahay Bukhaari
ayaa Mudo Kujiray Khawaarijta, Waxa ayna usoo adkaysan waayeen Dhibaatooyinka daran ee haysata iyo howgalada CXDs.
Labadan Xubnood oo Mudo katirsanaa Khawaarijta Argagixisada Ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Boliiska Gaar ahaan qeybta Dembi Baarista CID-da Koonfur Galbeed.
All reactions:
50


 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip