Ciidanka kumaandooska Gorgor ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe ka wada howlgal sifeyn ah

0
Sunday June 16, 2024 - 14:00:41 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 42
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka kumaandooska Gorgor ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe ka wada howlgal sifeyn ah

    Geesiyaasha sida gaarka ah utababaran ee kumaandooska Gorgor ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa gudaha iyo daafaha degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe ka wada howlgal sifeyn ah oo ka dhan ah kooxaha Khawaarijta ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Geesiyaasha sida gaarka ah utababaran ee kumaandooska Gorgor ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa gudaha iyo daafaha degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe ka wada howlgal sifeyn ah oo ka dhan ah kooxaha Khawaarijta ah.
Taliyaha guutada 18-aad Gorgor Gaashaanle Xasan Ciraaqi ayaa hoggaaminaya howlgalka, waxayna ciidanku soo mareen shacabka degana kula hadleen deegaano ay ka mid tahay tuulada Cad-cadey oo hoos tagta degmada Ruun-nirgood.

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip