Ciidanka Xoogga oo howgal qorsheysan ka fuliyay degaanka Baraag Cali Guduud.

0
Thursday December 14, 2023 - 19:27:20 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 164
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga oo howgal qorsheysan ka fuliyay degaanka Baraag Cali Guduud.

    Degaanka Baraag Cali Gaduud oo hoostagta degmada Xarar-dheere ee gobolka Mudug kagana beegan31 Km dhanka koonfureed ayaa ciidanka xoogga dalka waxaa ay ka fuliyeen howlgallo qorsheeysan oo khasaare lagu gaarsiiyay Khawaarijta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Degaanka Baraag Cali Gaduud oo hoostagta degmada Xarar-dheere ee gobolka Mudug kagana beegan31 Km dhanka koonfureed ayaa ciidanka xoogga dalka waxaa ay ka fuliyeen howlgallo qorsheeysan oo khasaare lagu gaarsiiyay Khawaarijta.

Howlgalka oo ay iska kaashadeen Ciidanka XDS iyo Saaxiibada Caalamka ayaa ahaa duqeeyn dhinaca cirka ah waxaana lagu bartilmaameedsaday gaadiid iyo maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta,saraakiil katirsan Ciidanka XDS ayaa warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay in howlgalka lagu gubay laba gaari islamarkaasna lagu qaarijiyay horjoogayaal iyo maleeshiyaad katirsan Khawaarijta.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip