Ciidanka Xds oo howlgal qorsheeysan kasameeyay degaano katirsan gobolka Baay.

0
Wednesday December 13, 2023 - 22:10:19 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 130
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xds oo howlgal qorsheeysan kasameeyay degaano katirsan gobolka Baay.

    Howlgalkan Maanta ay fuliyeen ururka 154-aad Ee guutada 8aad ee qeybta 60aad Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyed ayaa laga fuliyey Saaxada Raaxole, Gaanuwaay, Degolool, Banyaal, Biilale, Buulla- Adooy iyo deegaano kale dhaca woqooyi galbeed degmada Dii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgalkan Maanta ay fuliyeen ururka 154-aad Ee guutada 8aad ee qeybta 60aad Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyed ayaa laga fuliyey Saaxada Raaxole, Gaanuwaay, Degolool, Banyaal, Biilale, Buulla- Adooy iyo deegaano kale dhaca woqooyi galbeed degmada Diinsoor ee gobolka Baay.
Howlgalkan oo uu hoggaaminayey Taliye Xigeenka ururka 154-aad guutada 8aad qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Xidigle Mursal Cali Maxamed ayaa ku sheegay howlgalka in uu ahaa bartilmaameedkiisa in lagu bacsado koox ka tirsan khawaarijta Al shabaab oo ku dhuumaleysanayey hoodka fog ee Degmada Diinsoor.

Taliye Xigeenka Ururka 154-aad Ee Guutada 8aad Qeybta 60aad X/le Mursal Cali Maxamed wuxuu sheegay in Maanta weerar qorsheysan ay ku qadeen goobo la sheegay inay isku aroorsanayeen kooxda Al Shabaab balse markii ay ka war heleen ciidamadu iskaga carareen goobihii ay ku sugnayeen.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip