Cidanka Xds oo howlgal ka sameeyay degaano hoostaga degmada Ruun-nirgood

0
Wednesday December 13, 2023 - 22:04:54 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 156
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cidanka Xds oo howlgal ka sameeyay degaano hoostaga degmada Ruun-nirgood

    Ciidanka xoogga Dalka soomaaliyeed gaar ahaan geesiyaasha khaalid binu ayaa howlgal sifayn ah ka sameeyay dhulka howdka ah ee u dhaxeeya Runnirgood iyo Galcad.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka xoogga Dalka soomaaliyeed gaar ahaan geesiyaasha khaalid binu ayaa howlgal sifayn ah ka sameeyay dhulka howdka ah ee u dhaxeeya Runnirgood iyo Galcad.
Howlgalkaan oo uu hoggaaminyay Taliyaha Guutada Khaalid Binuwaliid G/le Maxamed Dhagaweyne ayeey ciidanku ka sameeyeen deegaanada Buurmuqle, Labi oow Xasan iyo deegaano kale kuwaas oo ahaa Dhul howd ah oo khawaarijta gabaad ay ka dhiganayeen.

Sidoo kale ciidanka ayaa bur buriyay fariismihii khawaarijta ee deegaanadaas si looga hortago dhagaraha cadawga khawaarijta ay u maleegaan shacabka soomaaliyeed.

Ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ayaa gobolada dalka ka wada howlgallo ciribtir ah kuwaasoo guud ahaan dalka looga sifaynayo arxan laawayaasha dhibta ku ah mustaqbalka ummadda.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip