AMISOM oo ka hadashay qabsashada Jaziirada Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose

0
Monday March 23, 2015 - 11:55:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1370
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AMISOM oo ka hadashay qabsashada Jaziirada Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose

    Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo ay wehliyaan Askarta AMISOM ayaa Al-shabaab kala wareegay Jaziirada Kudhaa oo ka tirsan deegaanada hoostaga magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo ay wehliyaan Askarta AMISOM ayaa Al-shabaab kala wareegay Jaziirada Kudhaa oo ka tirsan deegaanada hoostaga magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose. Jaziirada Kudhaa waa deegaan muhiim ah oo Shabaabka ay ku xooganaayeen,islamarkaana ay ka soo abaabuli jireen weerarada ay ka fulin jireen Koonfurta Soomaaliya.

Danjiraha Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya Amb. Maman Sidikou,oo ka hadlay qabshada Jaziirada Kudhaa ayaa Ciidamada wada jirka ah ugu hambalyeeyay guusha ay gaareen iyo waliba hubinta nabad galyada Shacabka Somaliyeed.

"Jaziirada Kudhaa waa magaalo muhiim ah,xoreynteedana waxay gacan weyn ka geysaneysaa xaqiijinya amaanka Gobolka Jubbada Hoose,waana sii wadeynaa inaan Al-shabaab meel waliba ku baacsano inta ay dalka oo dhan ka dhamaanayaan,” ayuu yiri Amb. Maman Sidikou.



Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kua AMISOM oo iskaashanaya ayaa maanta Al-shabaab kala wareegay Jaziirada Kudhaa oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip