CIIDANKA BOOLIISKA AYAA GACANTA KU SOO DHIGAY EEDAYSANEYAASHII XALAY DADKA SHACABKA AH KU DILAY MUQDISHO.

0
Friday December 03, 2021 - 23:19:21 in Wararka by
  • Visits: 335
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    CIIDANKA BOOLIISKA AYAA GACANTA KU SOO DHIGAY EEDAYSANEYAASHII XALAY DADKA SHACABKA AH KU DILAY MUQDISHO.

    Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Waxaa uu bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaa in baaritaan ka dib ay maanta ku guulaysteen in ay gacanta ku soo dhigaan eedaysenayaashii xalay rasaasta ku dilay labada marxuum ee kala ah Sakariye Maxamuud Xuseen iyo Sow

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Waxaa uu bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaa in baaritaan ka dib ay maanta ku guulaysteen in ay gacanta ku soo dhigaan eedaysenayaashii xalay rasaasta ku dilay labada marxuum ee kala ah Sakariye Maxamuud Xuseen iyo Sowda Maxamuud Xuseen" ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay taliska.
"Eedaysaneyaasha oo kala ah Cabdiwaayeel Macallin Aadan iyo Dayax Nuur Cabdi Aadan ayaa hadda ku jira gacanta Dowladda, iyada oo la horgeyn doono maxkamadda awoodda u leh"


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip