Ciidanka Xoogga Dalka oo Bur buriyay Saldhigyo Nabadiidka Ay ku lahaayeen Deegano hoos yimada Degmada Waajid.

0
Sunday December 13, 2020 - 20:32:39 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 515
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka oo Bur buriyay Saldhigyo Nabadiidka Ay ku lahaayeen Deegano hoos yimada Degmada Waajid.

    Howlgalkan Ciidanka Ururka 260-aad Guutada 9aad Qeybta 60aad Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay Maanta Ka fuliyeen Deegana kala ah Dhurey ,Kurta Arbasale oo hoos yimada Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool Halkaas oo Ciidanka ay ku Bur buriyeen Saldhigyo Dhowr

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgalkan Ciidanka Ururka 260-aad Guutada 9aad Qeybta 60aad Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay Maanta Ka fuliyeen Deegana kala ah Dhurey ,Kurta Arbasale oo hoos yimada Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool Halkaas oo Ciidanka ay ku Bur buriyeen Saldhigyo Dhowr ah oo Kooxda Nabadiidka Alshabab ay ku lahaayeen Deeganadaasi.

Geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka oo ay hayay Warbixino ku saabsan Deeganada ay ku dhuumaleysanayeen Maleeshiyaadka Nabadiidka Alshabab kadib Markii Shacabka ay Ciidamada usoo gudbiyeen Dhibaatooyin Badan oo Nabadiidka Ay ku hayaan Shacabka Tuulooyinkaasi ku Nool.

 

Labo Xidigle Isaxaaq Ibrahim oo ah Abaan Duulaha Ururka 260aad Guutada 9aad Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Ka warbixiyay Howlgalkan Qorsheysan ay Maanta ka fuliyeen Deeganada hoos yimada Degmada Waajid ee Gobolka Bakool oo lagu Bacsanayay Maleeshiyaadka Alshabab.

 

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Qeybta 60aad ayaa Mudooyinkii Dambe Xoojiyey Howlgalada ka dhan Ah Nabadiidka Alshabab.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip