Taliye ku-xigeenka ciidanka Booliska iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb "SAWIRRO"

0
Saturday December 12, 2020 - 17:03:02 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 519
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliye ku-xigeenka ciidanka Booliska iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb "SAWIRRO"

    Taliye ku-xigeenka Booliska Soomaaliya Jeneraal Cismaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif) ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliye ku-xigeenka Booliska Soomaaliya Jeneraal Cismaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif) ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud.

Socdaalka Taliye ku-xigeenka booliska oo ay ku wehliyaan saraakiisha cusub ee Taliska Qaybta Guud ee Booliiska Galmudug iyo Taliyaaasha Saldhigyada Booliiska, qaar ka mid ah Degmooyinka Galmudug ee dhowaan lagu magacaabey wareegto ka soo baxdey xafiiska Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.

Taliye ku-xigeenka ayaa ka mahadceliyay sida diiran ee loogu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb.







Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip