Ciidanka Xoogga Dalka Oo Bur-buriyay Saldhigyo Al-shabaab ay kulahaayeen kudhawaad 30 Tuulo Katirsan Gobolada Shabeelooyinka,

0
Wednesday October 07, 2020 - 16:34:17 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1453
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka Oo Bur-buriyay Saldhigyo Al-shabaab ay kulahaayeen kudhawaad 30 Tuulo Katirsan Gobolada Shabeelooyinka,

    Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee gor-gor iyo guutooyinka 7-add iyo 3-aad xoogga dalka soomaaliyeed ayaa maalmihii ugu dambeeyay waxeey howlgal bur-burin ah kawadeen degaano katirsan gobolada shabeelada dhexe iyo shabeelada hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee gor-gor iyo guutooyinka 7-add iyo 3-aad xoogga dalka soomaaliyeed ayaa maalmihii ugu dambeeyay waxeey howlgal bur-burin ah kawadeen degaano katirsan gobolada shabeelada dhexe iyo shabeelada hoose.

Howlgalka ayaa ciidanka waxeey kubur-buriyeen maxkamad beenaadyo al-shabaab ay lahaayeen kuwaasi oo ay dadka uga yeerijireen islamarkaasna kubaadi jireen sidookale ciidanka ayaa howlgalka kuqaarijiyay horjoogihii al-shabaab uqaabilsanaa degaanka basro oo hoosyimaado degmada balcad sidookale ciidanka xoogga dalka ayaa fashiliyay gaari deeyno ahaa oo al-shabaab qarax ay kusoo rareen.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa Idaacadda Ciimadda Qalabka Sida usheegay in ujeedka howlgalka uu yahay bur-burinta goobaha al-shabaab dadka ay kubaadaan islamarkaasna goobo badan ciidanka ay bur-buriyeen.

Taliye Odawaa ayaa sidookale tilmaamay in ciidanka xoogga dalka ay udiyaarsanyihiin sidii dalka oo dhan looga sifeeynlahaa argagixisada al-shabaab.

Tuulooyinka ciidanka xoogga dalka howlgalada ay kawadaan kuwaasi oo ka kala tirsan gobolada shabeelada dhexe iyo shabeelada hoose ayaa waxaa kamid ah 1 buulo kuunte, 2 dhaniga baalow, 3 Bashiro, 4basro one, 5 basro geeshaa, 6 basro beledu raxmo, 7 basra busley, 8 basra Harare, 9 mooyaale, 10 kulanta, 11 garasweyne, 12 istanbuul, 13 maalimaay, 14 walamow, 15 muryaale, 16 deegaanley (dugsiga nabadsugida) 17geed faqay, 18 buula iidow, 19 bedelo aaamin, 20 baldooos, 21 alifow, 22 baqdaad, 23 buulo yarey,24 kaxarow

 

 

 

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip