Howlgal Nisa ay ka sameysay Degmada yaaqshiid Oo Lagu Soo Qabtey Sargaal Cadaan ah oo ugus ah

0
Monday June 15, 2015 - 14:40:00 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1537
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Howlgal Nisa ay ka sameysay Degmada yaaqshiid Oo Lagu Soo Qabtey Sargaal Cadaan ah oo ugus ah

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Howlgal ay ka Sameeyeen Ciidamada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Yaaqshiid ee gobalka banaadir Ayaa waxaa lagu so qabqabtey Maleeshiyaad ka tirsan Ururka Gumaadka Umadda Soomaaliyeed

 

 

Ragan Hay’adda Nabadd sugidda aya gacanta kusoo dhigtey Ayaa waxa ay gaarayeen ilaa iyo 6 Ruuux Mid kamid ah waxa uu ahaa Sargaal Cadaan.

 

Wasaarada Amniga Gudaha Xukumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dhawaan ku dhawaaqeyso Dalka uu u dhashay Sargaalka Cadaanka ah Maanta lagu qabtay Degmada Yaashiid ee magaalada Muqdisho isaga iyo qaar ka tirsan ugus oo halkaa ku dhuumaaleysanayay Ciidanka sirdoonkana uu ka war hely.

 

Ciidamada Nabad Sugidda Iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa Maalmahaan Magaalada Muqdisho ka waday Baaritaano lagu Xaqiijinayo Amniga Caasimadda dalka ee Muqdisho.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip