UGUS Oo Jab Xoog Leh Loogu Geystay Buur Hakaba

0
Sunday June 14, 2015 - 12:50:11 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1579
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    UGUS Oo Jab Xoog Leh Loogu Geystay Buur Hakaba

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Ciidamada AMISOM ee gobolka Baay ayaa faah faahin ka bixiyay dagaal dahwaan deegaanka Jameeco oo ilaa iyo 18-kiilo mitir dhinaca bari kaga beegan degmada Buur hakabe ee Gobolka u dhex maray ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa  Midawga Afrika ee MAISOM iyo kooxda nabadiidka Al Shabaab, kaasi oo Shabaabku loogu geystay qaasare aad u fara badan.

Afhayeenka AMISOM qeybta seddaxaad oo lagu magacaabo Fisseha Tekehaimanot ayaa sheegay in shabaabku ay ka dileen  40 tiro gaaraysa 60-kalena ay ka dhaawaceen kuwaasi oo qaarkood ay dhaawacyadooda aad u cusleyd.

"Degaalakii 11 bishan ka dhacay deegaanka Jameeco oo hoos yimaada degmada Buurhakaba waxaa uu ahaa mid ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM guulo farabadan ay ka soo hooyeen, waxaana ciidinkeena hadda ay ku suganyihiin deegaanka Jameeco oo dagaalka uu ka dhacay, deegaankaasi waxay aheyd meel Al-Shabaab lacago fara badan ay ka soo geli jirtay waxaana degaalka inta aan kugudajirnay shabaab aan kadilnay 40 iyagu kamid ah waxaana kadhaawacanay inkabadan 60 kuwaas oo qaarkood dhaawacayadood ay aad uculasyihiin.

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamna AMISOM ayaa howlgalo ka dhan ah Kooxda UGUS ka waday bilihii ugu dambeyeey dhamaan gobolada dalka, ayadoo deegaanno badan lagala wareegay kooxdaasi howlgaladii ugu damyeey oo laga sameyeey degmooyin iyo deegaanno ka tirsan gobollada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip