Howlgalada Ciidamada Xoogga Dalka Ay Ka Wadaan Gobolada Dalka Oo Si Habsami Leh Ku Socda

0
Tuesday June 09, 2015 - 12:19:47 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1380
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Howlgalada Ciidamada Xoogga Dalka Ay Ka Wadaan Gobolada Dalka Oo Si Habsami Leh Ku Socda

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Sooma jeestayaasha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa guud ahaan gobolada dalka waxa ay ka wadaan howlgalo lagu baacsanayo maleeshiyaadka Gumaadka Umadda Soomaaliyeed ee UGUS oo firxadkoodu ku sii cararaya deegaannada howdka ah ee gobolada dalka.

Gobolada dhaq dhaqaaqyada ciidan ay ka socdaan waxaa ka mid ah shabeelaha hoose,Shabeelaha dhexe,Hiiraan,Galgaduud,Bay,Bakool,Gedo, iyo meela kale waxaana howlgalada goboladaasi ay ka wadaan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed uu yahay mid sidii loogu talo galay u socda islamarkaana lagu sii raad joogo Maleeshiyaadka UGUS mudooyinkii u dambeeyay luminayay deegaanno iyo degmooyin ka tirsan goboladaasi.

Dadka ku dhaqan gobaladaasi ayaa mahdiyay howlgalada soconaya, iyadoo aad ugu riyaaqay ka dul qaadi taanka laga dulqaaday argagaxisada iyo sida ciidamada ay ugu qidmeynayaan bulshada.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip