Kismaayo Oo Howlgalo Ammaanka Lagu Xaqiijinayo Laga Sameeyay

0
Tuesday June 09, 2015 - 12:01:33 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1256
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kismaayo Oo Howlgalo Ammaanka Lagu Xaqiijinayo Laga Sameeyay

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in halkaas xaley ilaa saakay laga sameeyay howgalo lagu soo qabqabtay dad far badan, oo lagu tuhmayo ka mid noqoshada UGUS, taasi oo qeyb ka ah xaqiijinta Ammaanka.

Sidda ay sheegeen saraakiisha Ciidamada ammaanka ee maamulka Jubba, dadka la soo qabtay tuhunsan yahay in ay ka ka tirsan ururka gumaadka umadda Soomaaliyeed ee UGUS howlgaladana ay yihiin kuwa lagu xaqiijinayo ammaanka islamarkaana ay joogteyn doonaan.

Dadka howgalada lagu soo qabqabtay ayaa la geeyay saldhiga magaalada Kismaayo waxaana ku socda baarintaano sida Raadiyaha Codka Ciidamada Qalabka sida ay u xaqiihiyeen saaraakiisha Ciidamada.

Amaanka Kismaayo ayaa aad loo adkeeyay, waxaana meel kasta lagu arkayaa ciidamo ay ka muuqato feejignaan oo ku mashquulsan xaqiijinta ammaanka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip