HOWLGALO ISDABA JOOG AH OO WALI KA SOCDA GOBOLADA QAAR KA MID AH DALKA

0
Wednesday May 13, 2015 - 10:59:06 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1307
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HOWLGALO ISDABA JOOG AH OO WALI KA SOCDA GOBOLADA QAAR KA MID AH DALKA

    Waxaa wali ka soconaya Gobolada Dalka qaar ka mid ah Howlgallo lagu sifeynayo maleeshiyaadka haraadiga ah ee UGUS.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa wali ka soconaya Gobolada Dalka qaar ka mid ah Howlgallo lagu sifeynayo maleeshiyaadka haraadiga ah ee UGUS.

Howlgaldan oo loogu talla galay in lagu ciribtiro UGUS, ayaa ciidamada qalabka sida waxa ay habeen & maalinba usoo jeedaan sidii ay umada Soomaliyeed ugu noolaan lahayd nolo aan cabsi lahayn, maleeshiyaadka Haraadiga ah ee gabalkooda sii dhacayo ayaa shacabka Soomaaliyeed waxay ay u geysten dhibaato fara badan taaasoo sababtay in haatan ciidamada qalabka sida ay gacan ka hellaan shacabka Soomaaliyeed.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip