Shirka Madasha qaranka oo Maanta ka furmaya Magaalada Muqdisho

0
Monday September 05, 2016 - 09:37:52 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1007
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirka Madasha qaranka oo Maanta ka furmaya Magaalada Muqdisho

    Shirka Madasha Qaran ee dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada dalka, ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijisay madaxtooyada Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirka Madasha Qaran ee dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada dalka, ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijisay madaxtooyada Soomaaliya.

Afhayeenka madaxweynaha Soomaaliya mudane Daauud Aweys ayaa SONNA u sheegay in hada ay socoto qaban qaabada shirka oo sida qorshuhu uu yahay furmaya galinka dambe ee maanta.

Waxaa uu sheegay afhayeenka in madaxda maamul goboleedyada dalka qaarkood ay soo gaareen magaalada Muqdisho, halka qaar kalena la filayo in goor dhow ay yimaadaan Muqdisho, si shirka ay uga qeyb galaan.

Shirka maanta furmaya ayaa la filayaa In looga hadlo qodobo muhiim ah, oo ku saabsan arimaha doorashooyinka dalka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip