Xukumada Fadareelka Soomaaliya oo Cambaareysay Qaraxii Maanta ka dhacay Agagaarka Hotelka SYL'''Dhageyso'''

0
Tuesday August 30, 2016 - 14:45:29 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 888
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukumada Fadareelka Soomaaliya oo Cambaareysay Qaraxii Maanta ka dhacay Agagaarka Hotelka SYL'''Dhageyso'''

    Wasiirka wasaarada Warfaafinta Xukumada Fadareelka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareye oo shir Jaraaid ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Weerarkii qaraxa ah ee ka dhacay Agagaarka Hotelka SYL ee Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka wasaarada Warfaafinta Xukumada Fadareelka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareye oo shir Jaraaid ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Weerarkii qaraxa ah ee ka dhacay Agagaarka Hotelka SYL ee Magaalada Muqdisho.

Wasiirka Maareeye ayaa ugu horeyn tacsi u diray Umadda Soomaaliyeed dadkii ku nafwaayay qaraxii ka dhacay inta u dhexeysa Ilinka hore ee Madaxtooyada Qaranka iyo Hotel SYL, waxaana uu Alle uga baryay kuwa ku dhaawacmay in uu bogsiiyo.

Maxamed Cabdi Xayir Maareye Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Xukumada Fadareelka Soomaaliya ayaa sheegay in Gudaha Hotelka SYL uu ka socday Barnaamijka Bulshada Soomaaliyeed loogu soo Bandhigayay wax qabadka Dowlada fadareelka Soomaaliya ayna ka qeyb galeen Wasiiro Xildhibaano Saraakiil ka Tirsan Ciidamada Shacbkane Suaalo ka weydiinayeen Barnaamijka

Qaraxa ayuu Wasiirka Warfaafinta sheegay inuu ka dhacay wada Laamiga ah ee Hor marta Xarunta Madaxtooyada ayna Maleyshiyada Al-shabaab ku laayeen dad shacab ah oo wadada Maraye Xiligaas

   




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip