Xarunta Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo ka socoto Aaska S/Guud Maxamed Cali Samatar

0
Thursday August 25, 2016 - 10:29:07 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 916
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xarunta Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo ka socoto Aaska S/Guud Maxamed Cali Samatar

    Waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dejiyay Meydka Marxuum S/Guud Maxamed Cali Samatar, iyadoo naxashka lagu siday meydkiisa la huwiyay Calanka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dejiyay Meydka Marxuum S/Guud Maxamed Cali Samatar, iyadoo naxashka lagu siday meydkiisa la huwiyay Calanka Soomaaliya.

 

Cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa salaan sharaf siiyay Meydka, iyadoo la garaacay astaanta qaranka.

Waxaana Hada Xarunta Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ee Wasaarada Gaashaandhigga ka Socoto Aaska Marxuum S/Guud Maxamed Cali Samatar

Allaha u naxariistee Marxuum S/Guud Maxamed Cali Samatar ayaa dhowaan ku geeriyooday Gobolka Virginia ee dalka Mareykanka, waxaa uu soo qabtay xilal kala duwan dowladdii Milateriga aheyd.

.

S2-1-768x432S1-1
S4S3-1-768x432S3-1-768x432 (1)




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip