Shan Qof oo loo soo qabtay weerar Xalay ka dhacay Xamar weyne

0
Wednesday August 24, 2016 - 13:48:03 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 878
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shan Qof oo loo soo qabtay weerar Xalay ka dhacay Xamar weyne

    Taliyaha saldhigga Degmada Xamar weyne ee Gobolka Banadir C/qaadir Axmed Nuur, ayaa sheegay iney sharciga la tiigsan doonaan ciddii ay ku caddaato weerar xalay lagu qaaday guriga wasiiru dowlaha Gaashaan dhigga-dowladda federaalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha saldhigga Degmada Xamar weyne ee Gobolka Banadir C/qaadir Axmed Nuur, ayaa sheegay iney sharciga la tiigsan doonaan ciddii ay ku caddaato weerar xalay lagu qaaday guriga wasiiru dowlaha Gaashaan dhigga-dowladda federaalka Soomaaliya.

Taliyaha ayaa intaa raaciyay in tuhmanayaasha ay iminka gacanka ku hayaan laamaha ammaanka oo ay tiradoodu gaarayso Shan qof, la marin doono baaritaanno ku filan, si loo waafajiyo sharciga.

Ciidanka Boliiska Degmada Xamar weyne,ayaa hawlgal dheer ka dib Gacanta kusoo dhigay Shan qof oo dhammaantood Rag ah,kuwaasoo lagu eedeeyay iney ka dambeeyeen weerar Bam Gacmeed ahaa,oo lagu qaaday Guriga Wasiiru dowlaha Gaashaan-dhigga Soomaaliya, waxaana ku geeriyooday hal qof halka Afar kalana ay ku dhaawacmeen.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip