(Dhageyso)Taliska Taraafikada oo sheegay in la qabtay Gaari AMISOM ay leedahay oo Muqdisho dad ku jiiray

0
Wednesday August 24, 2016 - 13:35:25 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1504
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Dhageyso)Taliska Taraafikada oo sheegay in la qabtay Gaari AMISOM ay leedahay oo Muqdisho dad ku jiiray

    Taliyaha Ciidanka Ilaalada Nabad Galyada Wadooyinka ee Taraafikada G/Sare Cali Maxamed Cali oo Wareysi Gaar ah Siiyey Idaacada Ciidamadda Qalabka Sida ayaa sheegay in Gacanta ay kusoo dhigeen Gaari ay leeyihiin Ciidamada Amisom oo shalay Magaalada Mu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Ilaalada Nabad Galyada Wadooyinka ee Taraafikada G/Sare Cali Maxamed Cali oo Wareysi Gaar ah Siiyey Idaacada Ciidamadda Qalabka Sida ayaa sheegay in Gacanta ay kusoo dhigeen Gaari ay leeyihiin Ciidamada Amisom oo shalay Magaalada Muqdisho ku jiiray mid ka mid ah Gaadiidka Dadweynaha waxaana qasaaro ay kasoo gaartay dadkii Gaarigaasi saarnaa.


waxa uu sheegay Taliyaha in la baarayo qaabka Shilka uu u dhacay hadii AMISOM ay qaldan tahay buu sheegay in laga qaadayo Magdhowga qasaaraha ay geeysteen isagoo Tilmaamay in Cid kastaa oo qalad gasha Cadaaladda la hor keeni doonno.


Idaacadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliyeed

Somali National Army Radio (SNAR)

Mugadisho-Somalia



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip