Maleyshiyaad Ka Tirsan Al-shabaab oo lagu Dilay Gobolka GalGaduud'''Dhageyso'''

0
Tuesday August 23, 2016 - 14:09:51 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1039
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maleyshiyaad Ka Tirsan Al-shabaab oo lagu Dilay Gobolka GalGaduud'''Dhageyso'''

    Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Africa Amisom ayaa Howlgalo qorsheysan ka Sameeyay Degaanka Bud Bud ku dilay Maleyshiyaad ka Tirsan Al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Africa Amisom ayaa Howlgalo qorsheysan ka Sameeyay Degaanka Bud Bud ku dilay Maleyshiyaad ka Tirsan Al-shabaab.

Howlgalka lagu dilay Maleyshiyaadkaan ka Tirsan Al-shabaab ayaa ka Dambeysay ka Dib Xalay Maleyshiyaad ka Tirsan Al-shabaab ay Hoobiyaal ku Garaaceen Degaanka BudBud ee Gobolka GalGaduud

Kabtan Daud Abuukar Cabdi Taliyaha Ururka 52 Aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Guutada 11Aad ayaa sheegay in Maleyshiyada Al-shabaab Xalay ay Hoobiyaal kusoo garaaceen Xaafadaha Degaanka BudBud waxa uuna sheegay Howlgalka lagu dilay 15 ka mid ah Al-shabaab isla markaana lagu Gubay 2 Gaadiid oo Dagaal ah

Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ay Howlgalada ku bur buriyeen Saldhigii Al-shabaab ay ku lahayeen Degaanka

Shacabka ayuu ka Codsaday in ee la shaqeyaan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya si Nabadiidka Al-shabaab looga Guuleesto

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip