G/Sare Shuute oo ugu baaqay Odayaasha Daga Gobolada Hiraan iyo shabellaha Hoose in ee Gacanta usoo galiyaan Shaqsiyaadka hurinaya Dagaal Beeleedyada'''Dhageyso''

0
Thursday July 14, 2016 - 10:12:26 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 2426
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    G/Sare Shuute oo ugu baaqay Odayaasha Daga Gobolada Hiraan iyo shabellaha Hoose in ee Gacanta usoo galiyaan Shaqsiyaadka hurinaya Dagaal Beeleedyada'''Dhageyso''

    Gudoomiyaha Maxkamada Darajada Koowaad Ee Ciidamada Qalabka Sida Soomaaliya G/Sare Xasan Cali Nuur Shuute oo Wareysi siiyay Idaacada Ciidamada qalabka sida ayaa Baaq u diray odayaasha dhaqanka ee Gobolada Hiraan iyo shabellaha Hoose isagoone ugu Baaq

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Maxkamada Darajada Koowaad Ee Ciidamada Qalabka Sida Soomaaliya G/Sare Xasan Cali Nuur Shuute oo Wareysi siiyay Idaacada Ciidamada qalabka sida ayaa Baaq u diray odayaasha dhaqanka ee Gobolada Hiraan iyo shabellaha Hoose isagoone ugu Baaqay in Maxkamada Ciidamada qalabka Sida kusoo wareejiyaan shaqsiyaadka hurinaya Dagaalada ku saleeysan qabiilada oo Mararka qaar ka dhaca Hiraan iyo shabellaha hoose.

Waxa uuna sheegay Gudoomiyaha Maxkamada Darajada Koowaad Ee Ciidamada qalabka sida in Cadaalada la marsiidoono Shaqsiyaadka hurinayo Dagaalada

 

Dhanka kale G/Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa dagniin u diray Nabadiidka Al-shabaab oo inta badan ku howlan in ee daadiyaan Dhiiga umada Soomaaliyeed waxa uuna tilmaamay in qofkii lagu soo qabto isagoo dilaya ama ku howlan falal wa Xuushnimo ah la marsiindoono Cadaalada Madama uu sheegay in Maxkamada Ciidamada qalabka sida soomaaliya ee Xukuno kala duwan Ku riday Maleyshiyaad iyo horjogayaal ka tirsan Al-shabaab

 

Gobolada Hiraan iyo Shabellaha hoose ayaa waxaa kusoo noq noqday Dagaal beeled oo u dhaxeeya dadka daga Labadaasi Gobol




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip