Weeraro Al-shabaab ee Damacsanayeen oo la fashiliyay

0
Wednesday July 13, 2016 - 12:49:33 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1018
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weeraro Al-shabaab ee Damacsanayeen oo la fashiliyay

    Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed qeybta 60 aad ayaa sheegay in Ciidamada xoogga dalka ay ka hortageen weerar qorshaysan ay kooxda Al shabaab ku qaadeen deegaanka Goof-gaduud ee gobolka Bay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed qeybta 60 aad ayaa sheegay in Ciidamada xoogga dalka ay ka hortageen weerar qorshaysan ay kooxda Al shabaab ku qaadeen deegaanka Goof-gaduud ee gobolka Bay.

G/sre Ismaaciil Khaliif oo la hadlay SONNA ayaa yiri " Al- Shabaab weerar  abaabulan ayay soo qaadeen laakiin jab xooggan ayaan gaarsiinay, waxaana ka dilnay 15 maleeshiyaad.”

Ciidamada xooga dalka soomaaliyeed ayaa dadaallo ugu jiro sida ay kooxdan Argagixisada ah ay ugu saari lahaayeen goobaha fara ku tiriska ah ay kaga harsanyihiin dalka

Ciidamada qaranka gaar ahaan qaybta 60aad ayaa horay  u fashiliyay weerarro argagixiso noocaan oo kale ah oo ay kooxdaasi ku soo qaadeen deegaanno ka tirsan gobollada Bay iyo Bakool.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip