Gudoomiye:-Najax'''Waxaan Xalay tagay Goobaha ee ka socdaan howlgalada Lagu Baacsanyo A-shabaab'''Dhageyso

0
Wednesday July 13, 2016 - 10:58:04 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 840
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye:-Najax'''Waxaan Xalay tagay Goobaha ee ka socdaan howlgalada Lagu Baacsanyo A-shabaab'''Dhageyso

    Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose Ibraahim Aadan Najax ayaa Xalay kormeel ku sameeye Goobaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ee ka wadaan Howlgalada lagu Baacsanayo Maleyshiyada Al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose Ibraahim Aadan Najax ayaa Xalay kormeel ku sameeye Goobaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ee ka wadaan Howlgalada lagu Baacsanayo Maleyshiyada Al-shabaab.

Ibraahim Aadan Najax ayaa tagay Degmada Baraawe oo degaano ka mid ah ee Al-shabaab ku dhuumaaleysanayaan waxa uuna kula kulmay Markii uu tagay Baraawe Ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka Soomaaliya oo Xiligaasi ku jiray Howlgal.

 

Gudoomiyaha Shabellaha Hoose ayaa sheegay in Goobaha uu tagan uu kusoo arkay Ciidamo u diyaarsan in Cadowga Al-shabaab ee dalka ka saran isagoona dhiira galin wanaagsan u sameeyay Ciidamadii uu kula soo kulmay Deegaanada iyo degmooyinka ee ka socdaan Howlgalada

 

Ugu dambeyntii Ibaarhim Aadan Najax Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha hoose ayaa tilmaamay in ee Sii socondoonaan Howlgalada lagu Baacsanayo Haraadiga Al-shabaab waxa uuna shacabka Shabellaha Hoose ka codsaday in ee la shaqeyaan Ciidamada Amaanka si Nabadiidka Al-shabaab Guul looga gaaro

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip