Reysal wasaare Ku xigeenka Dalka oo kormeeray Xerooyinka Ciidan ee Magaalada Kismaayo''''Sawiro'''

0
Wednesday July 13, 2016 - 07:20:35 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1012
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Reysal wasaare Ku xigeenka Dalka oo kormeeray Xerooyinka Ciidan ee Magaalada Kismaayo''''Sawiro'''

    Ra'isul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte iyo Madaxweynaha Maamulka Jubaland ayaa kormeer ku tagay qaar kamid ah xeryaha ciidamada maamulka Jubbalannd.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'isul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte iyo Madaxweynaha Maamulka Jubaland ayaa kormeer ku tagay qaar kamid ah xeryaha ciidamada maamulka Jubbalannd.

 

 

 

Sido kale kor meerka waxaa ku wehliyay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda, Taliyayaal ciidan, iyo Xildhibaanno, waxeyna u kuur galayeen xaalada guud ee ciidamada ku jira halkaasi.

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoowe ayaa sheegay in Ciidamadaan ku jiro Xeryaha tababarka ee Magaalada Kismaayo ee u diyaar Garowbayaan Howlgal ka dhan ah Al-shabaab oo looga Sifeynayo Degaanada iyo Gobolada Jubaland ee kaga sugan yihiin Al-shabaab

 

 

Reysal Wasaare Ku Xigeenka Dalka Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa waxa uu timaamay in Cadowga Al-shabaab inta Badan laga saaray Gobolo badan oo Marki hore ee ku xooganayeen isagoona Ciidamada ku dhiira galiyay in ee sii wadaan Howlgalada dalka looga ciribtirayo Al-shabaab

 

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Dalka ayaa kulamo gaar gaar ah waxa uu la qaatay Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowlad goboleedka Jubbaland,iyagoona isla soo qaaday Howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab





IMG_0311IMG_0325IMG_0319IMG_0317IMG_0314

IMG_0284IMG_0310-1IMG_0306IMG_0302IMG_0295-2IMG_0292IMG_0287

IMG_0280

IMG_0274




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip