Maandooriyaal loo Gudbirabay Maxaabiista ku jirta Xabsiga Dhaxe ee Xamar oo Gacanta lagu dhigay+Sawiro

0
Wednesday July 13, 2016 - 07:04:42 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 899
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maandooriyaal loo Gudbirabay Maxaabiista ku jirta Xabsiga Dhaxe ee Xamar oo Gacanta lagu dhigay+Sawiro

    Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa Maanta lagusoo bandhigay Xashiish iyo maandooriyaal kale oo Ciidanka Asluubta ay qabteen xili la doonayay in si qarsoodi ah loogu geeyo maxaabiista ku xiran xabsiga dhexe waxaana goobta laguu bandhigayay goobjoog ka ahaa T

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa Maanta lagusoo bandhigay Xashiish iyo maandooriyaal kale oo Ciidanka Asluubta ay qabteen xili la doonayay in si qarsoodi ah loogu geeyo maxaabiista ku xiran xabsiga dhexe waxaana goobta laguu bandhigayay goobjoog ka ahaa Taliye ku xigeenka Ciidanka Asluubta Somaaliya iyo saraakiil kale oo katirsan ciidanka Asluubta.

Taliyaha xabsiga dhexe ee Xamar G/sare Maxamed Cumar ayaa sheegay inay maxkamad u gudbin doonaan dadkii lagu qabtay iyagoo Xabsiga si qarsoosdi ah uu galinaya Xashiiska isagoona digniin u diray dadka kale ee arimaha nuucan oo kale ah ku howlan .

Taliye ku xigeenka Ciidanka Asluubta Somaaliya S/Guuto Cabdikariin Cali Afrax ayaa xusay inay talaabo adag ka qaadayaan kuwa daroogada u keena Maxaabiista Xabsiga dhexe ku xiran.

Dhanka kale Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaaliya S/gaas Bashiir Maxamed jaamac ayaa manata furay tartan dhanka fanka ah oo loo qabanayo Kooxda Fanka Ciidanka Asluubta ee ONKOD iyadoona Taliyaha uu balanqaaday inay abaalamarin doonaan shaqsiyaadka kaalimaha hore ka gala tartankaasi.

DSCF6647

DSCF6649

DSCF6651

DSCF6659

DSCF6660

DSCF6662

DSCF6665

DSCF6668

DSCF6671

DSCF6676

DSCF6677

DSCF6678

DSCF6679

DSCF6683

DSCF6684

DSCF6685

DSCF6632

DSCF6634

DSCF6636

DSCF6637

DSCF6638

DSCF6641

DSCF6645

DSCF6646





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip