Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo Maanta Xukuno ka duwan ku riday Shaqsiyaad ka Tirsan Al-shabaab

0
Tuesday July 12, 2016 - 14:16:46 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 954
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo Maanta Xukuno ka duwan ku riday Shaqsiyaad ka Tirsan Al-shabaab

    Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada qalabka sida ayaa xukuno kala duwan ku riday Rag ka tirsan Maleyshiyada Al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada qalabka sida ayaa xukuno kala duwan ku riday Rag ka tirsan Maleyshiyada Al-shabaab.

Maxkamada ayaa lasoo taagay 4 ruux oo laba ka mid ah ee ahayeen Dumar kuwaa oo ku eedeysanaa dambiyo kala duwan.

 

G/dhaxe Xasan C/Raxmaan Aadan oo Kamid ah Garsoorayaasha Maxkamada Ciidamada qalabka sida u aqriyay Warbaahinta xukunka ee Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada qalabka sida ku riday ee deysanayaal ka tirsan Al-shabaab

 

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa dhowr jeer hore xukuno kala duwan ku riday Dad lagu soo eedeyay in ee ka tirsan yihiin Al-shabaab  




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip