20 ka tirsan Maleyshiyada Al-shabaab oo lagu dilay Howlgal

0
Monday July 11, 2016 - 11:12:00 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 972
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    20 ka tirsan Maleyshiyada Al-shabaab oo lagu dilay Howlgal

    Ciidamada xoogga iyo Kooxda nabad-diidka Al-Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe isweydaarsaday dagaal xoogan oo ka dhacay deegaanka Laanta Buuro oo ka tirsan Gobolka Shabeellada Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada xoogga iyo Kooxda nabad-diidka Al-Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe isweydaarsaday dagaal xoogan oo ka dhacay deegaanka Laanta Buuro oo ka tirsan Gobolka Shabeellada Hoose.

 Dagaalka ayaa ka dambeeyay ka dib maleyshiyo ka tirsan Nabadiidka Al-shabaab ee weerar fashilmay ku qaadeen saldhig ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ku lahayeen degaanka Laanta Buuro ee Gobolka Shabellaha Hoose

Mid ka mid ah Saraakiisha ku sugan Deegaanka Laanta Buuro oo la soo xiriirey Idaacada Ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in rag ka tirsan al-shabaab ee wareer kusoo qaadeen balse halkaasi qasaaro lagu gaarsiiyay nabadiidkii al-shabaab

Waxa uuna sheegay in Weerarka uu ku bilowday qarax uu fuliyay Ruux naftii halige ah ayaa la xaqiijiyay in kadib dagaal xoogan uu dhexmaray ciidamada dowladda iyo koooxdaasi ,kaas oo  sababay dhimasho laba dhinac ah iyo qasaarooyin kale.

Al-shabaab ayaa halkaasi waxaa looga dilay ku dhawaad 19 Maleyshiyaad ah loogana furtay hubkii ay wadteen

 

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip