Taliye:-Bishaar'''Waxaan ka hortagnay falal gumaad ah oo argigexesad usoo maleegi rabeen Dadka shacabka '''

0
Saturday July 09, 2016 - 15:10:51 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1122
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliye:-Bishaar'''Waxaan ka hortagnay falal gumaad ah oo argigexesad usoo maleegi rabeen Dadka shacabka '''

    Ciidamada Hay'Adaha Amaanka ee Dowlada Fadareelka Soomaaliya ayaa dar dar galiyayHowlgalada lagu sugayo Amaanka Caasimada Magaalada Muqdisho inta lagu guda jiray Bisha Ramadaan iyo Todobaadka Xuriyada waxaana si badal weyn laga dareemayay Wadooy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Hay'Adaha Amaanka ee Dowlada Fadareelka Soomaaliya ayaa dar dar galiyayHowlgalada lagu sugayo Amaanka Caasimada Magaalada Muqdisho inta lagu guda jiray Bisha Ramadaan iyo Todobaadka Xuriyada waxaana si badal weyn laga dareemayay Wadooyinka Magaalada Muqdisho.

Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Banaadir G/Sare Bishaar Abshir Geedi oo Xafiiskiisa kula hadlay Idaacada Ciidamada qalabka sida ayaa sheegey in inta lagu guda jiray Bisha ramadaan iyo maalmaha dabaal dagyada xuriyada iyo ciida muqdisho laga dareemayay isbadal xaga Amniga

Ciidamada ayuu tilmaamay in ee ka hortageen falal amaanka qal qal galin kara

‘’’’’Waxaan ka hortagnay qaraxyo weeraro dilal qorsheysan oo nabadiidka la damacsanayeen shacabka soomaaliyed waxaan sii wadi doonaa howlgalada lagu baacsanayo argigexesada al-shabaa’’’

Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Banaadir ayaa baaq u diray Shacabka ku dhaqan gobolka banaadir isagoona ugu baaqay in ee la shaqeyaan Ciidamada hay adaha amaanka dalka

‘’’Shacabka ku dhaqanka magaalada muqdisho waxaan ka codsaneynaa in ee la shaqeyaan ciidamada amaanka dalka si argagexesada looga guuleesto ‘’’

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip