Waqtiga AMisom Soomaaliya ka baxayaan oo la shaaciyay

0
Friday July 08, 2016 - 13:25:36 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 953
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waqtiga AMisom Soomaaliya ka baxayaan oo la shaaciyay

    -Ururka Midawga Afrika ayaa shaaciyay in Ciidamadooda ka jooga Soomaaliya ay la baxayaan marka la gaaro Bisha October ee Sanadda 2018,qorshahaasna uu soo afjarmi doono 2020-ka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

-Ururka Midawga Afrika ayaa shaaciyay in Ciidamadooda ka jooga Soomaaliya ay la baxayaan marka la gaaro Bisha October ee Sanadda 2018,qorshahaasna uu soo afjarmi doono 2020-ka.

Go’aankan iminka la shaaciyay ayaa ka soo baxay shir madaxwwdkii Ururka Midawga Afrika ay ku yeesheen Magaalada Addis ababa ee Dalka Itoobiya, 29-kii Bishii June ee aan ka soo gudubnay.

Dalalka ku bahoobay midawga Afrika ayaa waxa Somaaliya ka jooga Ciidamo lagu qiyaasay 22 kun oo Askari,kuwaas oo ka kala socda Dalal badan oo Afrikaan ah,waxaana Ciidamada AMISOM ay Soomaaliya yimaadeen 2007-dii.

Dowladda Yugaandha ayaa dhawaan sheegtay inay Ciidankeeda ka jooga Soomaaliya la baxayso dabayaaqada sanadda 2017-ka, kaasoo cadad ahaan gaaraya 6200 Askari oo u badan Millitery.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip