S/Gaas Maxamed Aadan '''Waxaan Wadnaa dhismaha Ciidamo qaran'''Dhageyso''

0
Wednesday July 06, 2016 - 12:54:17 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1081
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    S/Gaas Maxamed Aadan '''Waxaan Wadnaa dhismaha Ciidamo qaran'''Dhageyso''

    Taliyaha ciidamada xoogga dalka soomaaliyeed oo hambalyo udirayay ciidamada xoogga dalka soomaaliyeed munsaabadda ciida awgeed waxa uuna kaga hadlay arrimo badan oo ku saabsan Ciidamada Xoogga dalka soomaaliyeed .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha ciidamada xoogga dalka soomaaliyeed oo hambalyo udirayay ciidamada xoogga dalka soomaaliyeed munsaabadda ciida awgeed waxa uuna kaga hadlay arrimo badan oo ku saabsan Ciidamada Xoogga dalka soomaaliyeed .

 Shirkiisa saxaafadeed ayuu   kaga hadlay arimo ay kamid yihiin kobaca ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, horumarada laga gaaray dagaalka maalashiyada alshabaab,  la waregista ciidamada xoogga dalka soomaaliyeed dhul aad ubaaxad weyn oo kamid ah Gobalada dalka, kala wareegista Nabad ilaaliyaasha ammanka Dalka iyo sida uu raja wanaagsan uga qabo  awoodda ay yeelan doonaan marka ay soo gaba-gabowdo isku dhafka ciidamada milatariga soomaaliyeed.

isagoo sii wata hadalkiisa ayuu tacsi udiray ciidamada ugeeriyooday dalka, kuwa kale ee caafimaatka ubaahan ayuu  urajeeyay caafimaat deg-deg ah.

shirkiisa waxa uu gaba-gabadii  ku dhiiri geliyaya ciidamada xoogga  dalka soomaaliyeed inay usii dulqaataan howlaha ay uhayaan shacabka soomaaliyeed waxa uuna sheegay inay Dowladda soomaaliyeed u ogtahay howlaha ay dalka u hayaan oo ay kaalintooda kaga maqantahay shacabka soomaaliyeed.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip