Degaano hoos yimaada Gobolka Hiraan oo laga Baadi goobayo Al-shabaab

0
Monday July 04, 2016 - 13:53:56 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 827
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Degaano hoos yimaada Gobolka Hiraan oo laga Baadi goobayo Al-shabaab

    Howlgalan ay wadan ciidamada amisom gaar ahaane kuwa ka socdo itoobiya ayaa lagu soo waramayaa in saaka ciidamadu ay ka dhaqaaqeen xarunta amisom ee beledweyne iyagoona ku wajahan deeganada nuur fanax tarashanta iyo garasyaani iyo deegaano kale oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgalan ay wadan ciidamada amisom gaar ahaane kuwa ka socdo itoobiya ayaa lagu soo waramayaa in saaka ciidamadu ay ka dhaqaaqeen xarunta amisom ee beledweyne iyagoona ku wajahan deeganada nuur fanax tarashanta iyo garasyaani iyo deegaano kale oo ay ka mid tahay baar dheere waxaa la sheegayaa in ujeedka howlgalku yahay in ciidamadu ay fariisin ka sameeystaan deegaano fariisimo u ah al shabaab sida deegaanka booco oo al shabaab

Waxaa kale oo wararku sheegayaan in ay ciidamada amisom ay dagaal wado gal ah kala kulmeen al shabaab balse lama xaqiijin karo khasaaraha ka dhashay dagaalkaasi maadaama isgaarsiintu ay ciriiri tahay

Warar hoose ayaa sheegaya in howlgalkani yahay mid ladoonayo in lagu furo wadada xiran ee laamiga ah taas oo sanado u xirneyd al shabaab



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip