Howlgalo lagu Baacsanayo Al-shabaab oo laga Dareemayo Magaalada Balad-xaawo Ee Gobolka Gado

0
Monday July 04, 2016 - 13:32:46 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1107
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Howlgalo lagu Baacsanayo Al-shabaab oo laga Dareemayo Magaalada Balad-xaawo Ee Gobolka Gado

    Ciidamada Dowladda ayaa Hawl-gallo Kawada Degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo, iyadoo saraakiishu ay sheegeen inay ku baadi-goobayaan xubno ka tirsan Al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Dowladda ayaa Hawl-gallo Kawada Degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo, iyadoo saraakiishu ay sheegeen inay ku baadi-goobayaan xubno ka tirsan Al-shabaab.

Taliyaha Booliiska Buulo-xaawo, Xuseen Aadan Dhaqane ayaa Sheegay in ay ka War-heleen in xubno ka Tirsan Xoogagga Al-shabaab ay Degmadaas soo galeen, si ay Falal ammaan-darro uga geystaan.

Sidoo kale, Dhaqane ayaa sheegay inay raadinayaan gaari Isbitaalka Balad-xaawo uu lahaa oo kuwa gar-gaarka deg-degga ah ahaa oo xubno ka tirsan Al-shabaab dhaceen.

Degmada Balad-xaawo oo ku Taalla Xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya, ayaa waxaa dhawr jeer oo hore ka dhacay Weerarro ee Al-shabaab ku xasuuqeen dad shacab ah

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip