Shacabka Muqdisho oo laga dalbaday in ee la shaqeyaan Ciidamada Amaanka ''Dhageyso'''

0
Monday July 04, 2016 - 13:00:28 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1555
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shacabka Muqdisho oo laga dalbaday in ee la shaqeyaan Ciidamada Amaanka ''Dhageyso'''

    Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Banaadir G/sare Bishaar Abshir Geedi oo la hadlay idaacada Ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in sacadihii lasoo dhaafay ee wanagsaneed Xalada Amni ee Gobolka Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Banaadir G/sare Bishaar Abshir Geedi oo la hadlay idaacada Ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in sacadihii lasoo dhaafay ee wanagsaneed Xalada Amni ee Gobolka Banaadir.

Bishaar Abshir Geedi ayaa xusay inta lagu guda jiray bisha Ramadaan oo hada Mareyso gabagabo ee xoojiyeen Sugitaanka Amniga Gobolka Banaadir Maadama Nabad diidka Al-shabaab ee rabaan in ee sameyaan falal amniga qal qalgalin kara waxa uuna mahad celiyay Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir iyo Ciidamada sirdoonka Soomaaliya oo inta badan xil gaar ah iskaga saaray sugitaanka Amniga.

 

G/Sare Bishaar Abshir Geedi Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Banaadir ayaa shacabka ku dhaqan Gobolka Banaadir ka codsaday in ee Xil Gaar ah iska saaraan sugida Amniga Magaalada muqdisho ayna lashaqeyaan Ciidamada Amaanka dowlada si Al-shabaab looga guuleesto

Maalin qura ayaa ka harsan munaasabada Ciidul fitriga iyadoona is badal weyn laga dareemayo sugida amniga caasimada magaalada muqdisho waxaa habeenka ciida magaalada ka dhici doonto bandhig faneed oo ay qaban doonaan fanaaniin ka timid qurbaha 

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip