Shirka taliyayaasha ururka midwaga Africa oo loogu Dhiira Galiyay Howlgalada CXD S ee Ku Baacsanayaan Al-shabaab'''Daawo Sawirro''

0
Friday June 17, 2016 - 21:54:37 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 719
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirka taliyayaasha ururka midwaga Africa oo loogu Dhiira Galiyay Howlgalada CXD S ee Ku Baacsanayaan Al-shabaab'''Daawo Sawirro''

    Shirka taliyayaasha ururka midwaga Africa oo laba maalmood ka socday magalada Narbi ayaa lasoo gaba gabeeyay waxaan shir gudoominayay taliyaha CXD S/Gaas Mohamed aadan ahmed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirka taliyayaasha ururka midwaga Africa oo laba maalmood ka socday magalada Narbi ayaa lasoo gaba gabeeyay waxaan shir gudoominayay taliyaha CXD S/Gaas Mohamed aadan ahmed.

Shirka inta uu socday ayaa waxa lagu Amaanay CXD S Dadaalada ee dalka ugu sifeynayaan Maleyshiyaadka Haraadiga Al-shabaab.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/Gaas Maxamed Aadan Ahmed  oo shirka shir gudoominayay ayaa Halkaasi qudbad Dheer ka jeediyay waxa uuna Madaxda Midowga Africa ka Codsaday in qalabeeyaan Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya oo wada howlgalo ka dhan ah Argagexesada kusoo duushay dalka soomaaliya.

‘’’Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya waxa ee Gobolada Dalka ka wadaan Howlgalo ka dhan ah Al-shabaab Maalmihii Dambe waxaa jiray Goobo muhiim ah oo laga saaray Cadowga al-shabaab Sidoo kale Cadowga waxa ee Fursad u heli jireen markii hore in ee weeraro kusoo qadaan Xarumaha Dowlada balse Xiliyadii dambe waxaa Meelaha eek u dhuumaleysanyaan weeraro qasaaro lagu gaarsiiyo ku qaada Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya waana Guulo la taaban karo Arintaasi ayuu yiri Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya’’’

S/Gaas Maxamed Aadan Ahmed ayaa tilmaamay in Ciidamada qalabka sida Soomaaliya ee dalka Amniga ee hanan karaan Hadii Ciidamada Amisom iskaga Baxaan Dalka Soomaaliya

‘’’Hadii ee Ciidamada Amisom Soomaaliya ka Baxaan waxaa hubaal ah in Amniga Guud ee Dalka Soomaaliya sugi karaan Ciidamada qalabka sida Soomaaliya waa hadii loo dhameestiro qalabeentooda Waana u mahad celineynaa Ciidamada Amisom caawin naada ee u fidiyeen Ciidamada Soomaaliya’’’

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip