''Maxaabiista ku Xeran Xabsiga Dhaxe Xamar oo loo qabtay Tartan Isboorti+Sawiro''

0
Wednesday June 15, 2016 - 19:52:23 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1019
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ''Maxaabiista ku Xeran Xabsiga Dhaxe Xamar oo loo qabtay Tartan Isboorti+Sawiro''

    Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa Dadaalo lagu dhiiri galinayo Maxaabiista ku jirta gudaha Xabsiga dhaxe ee Xamar iyagoona Halkaasi ugu qabtay Tartan Isboortiee Bisha Barakeysan Ramadaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa Dadaalo lagu dhiiri galinayo Maxaabiista ku jirta gudaha Xabsiga dhaxe ee Xamar iyagoona Halkaasi ugu qabtay Tartan Isboortiee Bisha Barakeysan Ramadaan.

Maxaabiista ku Xeran Xabsiga dhaxe ee Xamar ayaa loo qeebiyay Maaliyado eek u ciyaaraan Tartanka Waxaan loo kala Saaray Dhowr kooxood.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya S/Gaas Bashiir Maxamed Jaamac Bashiir Goobe oo daah furay Tartanka ayaa sheegay in Kooxdii ku guuleysato Koobka uu Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliya Abaal Marin Gudoon siindoono

‘’’Kooxdii ku guuleysato Tartanka Ka socdo gudaha Xabsiga dhaxe ee Xamar Taliska waxa uu gudoon sii doonaa Abaal Marin’’’’

Sidoo kale Generaal Bashiir ayaa sheegay in Taliska Asluubta Soomaaliya uu wado Dadaalo lagu Hormarinayo Maxaabiista ku xeran Xabsiga Xamar

‘’’Taliska Asluubta Soomaaliya waxa uu wadaa dadaalo lagu hormarinayo Maxaabiista ku jirta Xabsiga dhaxe Xamar Mar waliba waxaan ka shaqeyneynaa Hormarka Maxaabiista ku xeran Xabsiga Xamar’’’





13423911_513421468841598_7045194135403487906_n (1) 13423911_513421468841598_7045194135403487906_n (2) 13428008_513421502174928_2060038844121039444_n (1) 13428008_513421502174928_2060038844121039444_n 13435318_513421552174923_8329391305947104140_n 13450107_513421488841596_5143733430572092153_n (1) 13450107_513421488841596_5143733430572092153_n 13450170_513421528841592_2038341465669237370_n (1)



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip