Booliska Soomaaliya oo Garoonka diyaaraha muqdisho ku qabtay Raashin dhacay oo laheed WFB

0
Tuesday June 14, 2016 - 19:26:39 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 856
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Booliska Soomaaliya oo Garoonka diyaaraha muqdisho ku qabtay Raashin dhacay oo laheed WFB

    Ciidamada Booliska Gaarka RRT ee qeybta ka kuwa Booliska Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade waxa eek u qabteen Raashin dhacay ee laheed Hay'ada WFB.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Booliska Gaarka RRT ee qeybta ka kuwa Booliska Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade waxa eek u qabteen Raashin dhacay ee laheed Hay'ada WFB.

 Ciidamada booliska ayaa raashinkan qabtay xili la doonayey in loo dhoofiyo qeybo kamid ah gobolka Gedo, halkaas oo qorshuhu ahaa in loogu qeybiyo qoysas Soomaaliyeed. waxaan lagu wareejiyay hay’ada Dambi baarista C I D

 

Taliyaha hogaanka ilaalada Canshuuraha ee ciidamada Booliska Soomaaliya C/laahi Xasan Bariise oo garoonka kula hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Raashinkan dhacay ee la qabtay ay laheyd Hay’adaha Cunada Aduunka ee WFB, islamarkaana ciidanku ay gacanta ku hayaan shaqsiyaad masuul ka ahaa raashinka.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip