Afhayeenka Ciidamada Booliska Kenya George Kinito'''keemaha Boni waxaa soo galay Maleyshiyaad ka tirsan Al-shabaab''

0
Saturday June 11, 2016 - 20:18:36 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 815
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afhayeenka Ciidamada Booliska Kenya George Kinito'''keemaha Boni waxaa soo galay Maleyshiyaad ka tirsan Al-shabaab''

    Booliska Kenya ayaa soo saaray digniin ku aadan weeraro argagixiso ay qorsheynayaan Maleyshiyaad ka tirsan ururka Al-Shabaab ka geystaan Dalka Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Booliska Kenya ayaa soo saaray digniin ku aadan weeraro argagixiso ay qorsheynayaan Maleyshiyaad ka tirsan ururka Al-Shabaab ka geystaan Dalka Kenya.

 Maleyshiyaad ka tirsan ururka Al-Shabaab ay doonaya in weeraro Argagisnimo  inay ka geystaan magaalooyinka Nairobi, Mombasa iyo Malindi inta lgu guda jiro bisha Ramadaan.

George Kinito Afhayeenka Ciidamada Booliska  ayaa sheegay inay heleen xogo ku saabsan Al-Shabaab in ay diyaariyeen weeraro argagixiso ay ka geystaan magaalooyinka Nairobi, Mombasa iyo Malindi.

Waxaa kale uu sheegay in xubno ka tirsan Al-Shabaab ay gudaha u soo galeen Kenya, isla markaana ee ka war hayaan ayna hada ku suganyihiin  keymaha Boni

Al-Shabaab ayaa dhowr jeer weeraro ka geystay gudaha Kenya, kaasoo khasaare badan dhaliyay, waxaana weerarkii ugu dambeeyay ee dadka badan lagu dilay uu ahaa kii lagu qaaday Jaamacadda Gaarisa




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip