Wasiir C/risaaq Cumar'''Waxaa hada la igu soo wargaliyay in Halgan lagu dilay 245 Al-shabaab Ah''Dhageyso

0
Thursday June 09, 2016 - 15:44:18 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 834
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir C/risaaq Cumar'''Waxaa hada la igu soo wargaliyay in Halgan lagu dilay 245 Al-shabaab Ah''Dhageyso

    Wasiirka Amniga qaranka C/risaaq Cumar Maxamed oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in degaalkii saakay ka dhacay degaanka Halgan ee Gobolka Hiraan lagu dilay in ka badan 245 ruux oo ka tirsan Nabadiidka Al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Amniga qaranka C/risaaq Cumar Maxamed oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in degaalkii saakay ka dhacay degaanka Halgan ee Gobolka Hiraan lagu dilay in ka badan 245 ruux oo ka tirsan Nabadiidka Al-shabaab.

 

 

Mudane C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sidoo kale sheegay in tiradaan hada lagu soo war galiyay ee ka badan karto Maadama uu sheegay in nabadiidka dagaalkaasi lagu jabiyay

‘’’tirada Rasmiga ah ee xiligaan nagula soo wargaliyay ayaa waxa ay tahay in nabadiidka laga dilay 245 waline waxaa soo socda baaritaano dheeri ah maadama laga yaabo in qasaaraha intaasi uu ka badan karo’’’’

Wasiirka Amniga qaranka ayaa xusay in dagaalka looga qabtay al-shabaab 147 qoriyaha Ak47 iyo labaatan hoobiyaal ah iyagoona ciidamada ay sidoo kale gacanta ku dhigeen miinooyin Bastolado

’’’waxaa gacanta lagu dhigay ku dhawaad 147 qori bastolado 20 hoobiyaal ah iyo agab ciidan oo nabadiidka laga qabtay ‘’’




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip