Dhageyso Wasiir Diini '''Halgan waxaa lagu dilay 125 ruux oo Al-shabaab ah Saanad ciidan neh walaga furtay''

0
Thursday June 09, 2016 - 13:50:52 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 912
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso Wasiir Diini '''Halgan waxaa lagu dilay 125 ruux oo Al-shabaab ah Saanad ciidan neh walaga furtay''

    Shir jaraaid oo goor dhaw ay ku qabteen magaalada muqdisho wasiirada Gaashandhiga Xukumada Fadareelka Soomaaliya Amniga qaranka ayaa waxa ay ugu hadleen qasaaraha maleyshiyada Kooxda al-shabaab lagu gaarsiiyay degaanka Halgan ee Gobolka Hiraan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shir jaraaid oo goor dhaw ay ku qabteen magaalada muqdisho wasiirada Gaashandhiga Xukumada Fadareelka Soomaaliya Amniga qaranka ayaa waxa ay ugu hadleen qasaaraha maleyshiyada Kooxda al-shabaab lagu gaarsiiyay degaanka Halgan ee Gobolka Hiraan

Wasiirka Amniga Qaranka Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed  ayaa sheegay in Al-shabaab ay saakay isku dayeen in ay weerar kusoo qadaan balse ciidamada geesi yaasha ah ee qaranka halkaasi qasaaro xun ugu geestay maleyshiyada al-shabaab

 

Wasiirka Gaashaandhigga Xukumada Fadareelka Soomaaliya S/Gaas C/qaadir Sh Cali Diini ayaa waxaa uu sheegay in maleyshiyada markii hore qaraxyo kusoo bilaabeen weerarka  Balse qasaaro xun lagu gaarsiiyay nabad diidka Al-shabaab Wasiirka difaaca ayaa xusay in nabadiidka al-shabaab laga dilay 125 ruux oo dhimasho ah halka laga furtay hub iyo qalab ciidan oo ay lahayeen maleyshiyada

 

Dhanka kale wasiir Diini ayaa baaq u diray Horjoogayaasha maleyshiyada Kooxda Al-shabaab oo mar waliba dhalin yarada soomaaliyeed mar waliba been u sheegaya

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip