Dhageyso:Axmed Madoobe ''''waxaan Cafis u fidiyay 13 ka Tirsan Maleyshiyada Al-shabaab'''

0
Wednesday June 08, 2016 - 14:38:29 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 838
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Axmed Madoobe ''''waxaan Cafis u fidiyay 13 ka Tirsan Maleyshiyada Al-shabaab'''

    Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta xabsiga ka sii daayay 13 ruux oo ka tirsanaa Maleyshiyada Kooxda Al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta xabsiga ka sii daayay 13 ruux oo ka tirsanaa Maleyshiyada Kooxda Al-shabaab.

Maleyshiyaadkaan uu Axmed Madoowe Maanta ka sii daayay Xabsiga ayaa 3 Sano ku xernaa Xabsiga magaalada kismaayo.


 

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoowe ayaa sheegay in ragaan ka tirsan Maleyshiyada kooxda Alshabaab uu ku sii daayay Fadliga Bisha barakeysan ee Ramadaan oo aan ku guda jirno gudashada waajibaadkeeda.


 

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ayaa ragaan ka codsaday in ay ka shaqeyaan sidii kooxaha nabadiidka al-shabaab dalka ugu saari lahayeen

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip