Degaano hor leh oo hoos yimaada Gobolka Gado oo laga Saaray Al-shabaab

0
Monday June 06, 2016 - 13:42:09 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 910
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Degaano hor leh oo hoos yimaada Gobolka Gado oo laga Saaray Al-shabaab

    Ciidamada xooga dalka iyo kuwa maamulka jubbaland ayaa la wareegay deeganada juungal iyo cali xareed oo qiyaastii 40km u jirta degmada baar dheere ee gobolka gedo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada xooga dalka iyo kuwa maamulka jubbaland ayaa la wareegay deeganada juungal iyo cali xareed oo qiyaastii 40km u jirta degmada baar dheere ee gobolka gedo.

Wararka aan ka heleyno Gobolka Gado ayaa sheegaya in ciidamada dowlada fadareelka Soomaaliya ay degaanadaasi si nabad ah ula wareegeen

 

Deeganada ay la wareegeen ciidamada xooga dalka iyo kuwa maamulka jubbaland ayaa hore  waxaa ugu talinayay maleeshiyaadka Al-shabaab kuwaas oo dhibaatooyin badan ku hayay shacabka ku dhaqan deegaanadaasi.

 

Maleyshiyaadkii ku sugnaa degaanadaasi ayaa iskaga cararay goobta iyagoona ciidamada marka ay tageen si naba ah loogu soo dhaweeyay halkaasi

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip