Dowlada Kuwait oo ka Qeyb qadaneysa Dib udhiska ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya (Sawiro)

0
Monday May 23, 2016 - 12:38:19 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1040
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowlada Kuwait oo ka Qeyb qadaneysa Dib udhiska ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya (Sawiro)

    Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan dalka Kuwait ayaa waxa ay la kulmeen masuuliyiinta wasaarada Gaashaandhiga Kuwait iyo saraakiishaa ciidamada dalkaasi Kuwait waxa ayna kawad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan dalka Kuwait ayaa waxa ay la kulmeen masuuliyiinta wasaarada Gaashaandhiga Kuwait iyo saraakiishaa ciidamada dalkaasi Kuwait waxa ayna kawada hadleen xoojinta iyo iskaashiga labada dalka dhinaca ciidamada

 

wafdiga wasiirka difaaca somaaliya ayaa waxaa mid ah taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed S/G Maxamed Aaden Axmed, taliyeyaasha ciidamadda cirka iyo badda

Wasiirka Difaaca Xukumada Fadareelka Soomaaliya S/Gaas C/qaadir Sheikh Cali Diini ayaa dhigiisa dalka Kuwait kala Hadley howlgalada ciidamada xoogga dalka soomaaliya oo dagaal kula jira maleyshiyada al-shabaab isagoona ka codsadey in dowlada Kuwait ay ka qeyb qaadato dib u dhiska ciidamada xoogga dalka soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga Dalka Kuwait ayaa waxa uu sheegay in Kuwait ay ka qeyb qaadabeyso taaku leenta ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya iyo dhismaha isku dhafka ciidamada qaranka ay wasaarada difaaca soomaaliya ay wado

Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa halkaas kula kulmey madaxda ugu sareysa dalkaas, gaar ahaan dhinaca ciidamadda iyo boqortooyada iyadoo ay kala hadleen dowladda kuwait sidoo loo xoojin lahaa xirirka ka dhexeeya laba dhinac.

Dowlada Kuwait ayaa waxa ay ka mid tahay wadamada taagera ciidamada xoogga dalka soomaaliya iyadoona hore

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip