G/Sare Maxamed Maxamud Garabay '''Hogaanka Gaadiidka Xoogga dalka waxa uu gaaray Horumar'''

0
Monday May 23, 2016 - 09:25:09 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1040
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    G/Sare Maxamed Maxamud Garabay '''Hogaanka Gaadiidka Xoogga dalka waxa uu gaaray Horumar'''

    Taliyaha Hogaanka Gaadiidka Xoogga Dalka Soomaaliya Gaashaale Sare Maxamed Maxamuud Garabay oo wareysi gaar ah siiyay Idaacada ciidamada qalabka sida ayaa waxa uu faahfaahin ka bixiyay Waxqabadka Hogaanka Gaadiidka Xoogga Dalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Hogaanka Gaadiidka Xoogga Dalka Soomaaliya Gaashaale Sare Maxamed Maxamuud Garabay oo wareysi gaar ah siiyay Idaacada ciidamada qalabka sida ayaa waxa uu faahfaahin ka bixiyay Waxqabadka Hogaanka Gaadiidka Xoogga Dalka Soomaaliya.

Ugu horeentii Taliyaha Hogaanka Gaadiidka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa waxa uu ka sheekeyay madaxdii soo martay Hogaanka Gadiidka ciidanka Xoogga Dalka iyo mar xaladihii uu soo maray taliska hogaanka Gaadiidka Xoogga Dalka


 

Gaashaale sare Maxamed Maxamuud Garabay ayaa sheegey in taliska Hogaanka Gaadiidka Xoogga Dalka uu doonayo in la helo beesaskii uu lahaan jiray jiray xoogga dalka soomaaliya maadama ay isgaarsiintu ay tahay mid muhiim ah



isagoo sii hadlayay ayaa waxaa uu ka Hadley in hogaanka gaadiidka ay hada wadaan tababaro ay siinayaan wadayaasha gaadiidka xoogga dalka soomaaliya

 

Taliyaha Hogaanka Gaadiidka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa ugu dambeytii ka hadlay in sharciga hogaanka gaadiidka ay gaarsiidoonaan dhamaanka Gobolada dalka ay ka howlgalaan ciidanka xoogga dalka soomaaliya

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip